Guddoomiyaha Doolow,”Siyaasad aysan Itoobiya raali ka ahayn kama soconayso halkaan.”
Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi Lafey, ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed iyo…
1stHeadlinesBreaking News Headlines
Somalia · RSS · up to 100 stored headlines · Visit site
Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi Lafey, ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed iyo…
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), ayaa farriin uu soo dhigay barihiisa bulshada…
Lionel Messi ayaa si qiiro leh u soo xiray 21 sano oo uu ka tirsanaa xulka…
Dowladda Itoobiya ayaa siweyn uga carootay bayaankii wadajirka ahaa ee ay 4-tii Oktoobar 2026 magaalada New…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin caafimaad oo la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii…
Ciidamada Difaaca Puntland ee PMPF ayaa magaalada Boosaaso soo gaarsiiyey markabka HONOUR 25, oo ku gooshaayey…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo jeedinayey khudbadda muddo xileedkiisa cusub ee xukunkiisa ayaa ku dhawaaqay…
Xiisadda dagaal ee dagalka Yemen ayaa sii xoogaysatey xilli ciidamada dowladda Yemen ay sheegeen inay horumar…
Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu amrayo in diiwaangelin rasmi ah…
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka…
Madaxweynaha Türkiye Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabay dhismaha xarun hawada sare (spaceport)…
Ku-Simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa shir-guddoomiyay Shirka dardargelinta…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uusan…
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay xaq u leedahay ka tashiga aayeheeda siyaasadeed haddii la waayo…
Maamulka degmada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir lagu yaraynayo goobaha ay dadweynuhu ku…
Shir-madaxeed afargeesood oo ay magaalada cusub ee El Alamein ee dalka Masar ku yeesheen madaxda Masar,…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka…
Wakaaladda Wararka Itoobiya ee FANA ayaa ku warrantay in Itoobiya aysan diiddanayn inay Soomaaliya ka hesho…
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-cali oo muddo ka badan 50 cisho safar uga…
Ganacsade u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabi jiray Cabdalle Suudaani ayaa lagu dilay deegaanka Milxo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad u magacowday Taliyaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga…
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay…
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, ayaa bulshada ugu baaqday inay si weyn uga feejignaadaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay…
Provide independent and objective assurance on governance, risk management and internal control across Golis Telecom Somalia.…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Israel ay qorsheynayso inay saldhig ciidan oo badeed…
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaad taageera dowladda ayaa sheegay inay dib ula wareegeen garoonka diyaaradaha Alula…
Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO) ayaa sheegtay aroortii Sabtida in markab shidaal lagu dhuftay…
Tirada Soomaalida kunool dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ee lagu amray inay ka baxaan dalkaasi…
Laamaha ammaanka Puntland ee gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay joojiyey kulan looga hadlayey “Midnimada Soomaaliyeed iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Dhuusamareeb ku shaaciyey natiijada doorashadii ku-celiska ahayd…
Madaxtooyada Puntland ayaa si adag uga falcelisey go’aamada la xiriira midnimada Soomaaliya iyo qorshayaasheeda ku aadan…
Barlamaanka Puntland ayaa gacanta ku haya qorshe guud ahaanba meesha looga saarayo qodob dastuuri ah oo…
Golaha Wasiirrada Itoobiya ayaa meel mariyey wax-ka-beddel lagu sameynayo Sharciga Ciidanka Difaaca Qaranka, kaas oo ciidamada…
Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee DFS Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq), ayaa sheegay in burcad-badeedda uu…
Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa siweyn loogu bogaadiyey Ciidamada Ilaalada Badda Puntland (PMPF), kaddib howlgal…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay xirayso safaaraddeeda ku taalla magaalada Asmara ee caasimadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga…
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, isagoo xilka…
Duulimaadyo maxalli ah oo maanta isaga kala gooshi lahaa Muqdisho iyo Puntland ayaa baaqday, kaddib markii…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag u cambaareysay dhacdadii ay kooxaha burcad-badeeddu dil iyo dhaawac ugu…
Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa daahfuray qorshe ay Ciidamada Bada Dowladda Puntland ee PMPF …
Dowladda Itoobiya ayaa qorsheynaysa inay Soomaaliya kala baxdo in ka badan 3,000 oo askari, iyadoo ciidamadaas…
Ciidamada Difaaca Puntland ee PMPF oo 25-kii Bishan Sep 2026 soo bad-baadiyay M.T SIBU 1/SEAMUL, oo…
BANDAR-BEYLAA, Somalia — The 12 crew members of the MT Eureka were brought ashore in Bandar-Beyla district in Somalia’s Karkaar region on Wednesday morning after being released from the Hulcaanood area, where they had been held by a group of pirates.
DJIBOUTI — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on an official working visit on Wednesday, where he held a productive meeting with Djiboutian President Ismail Omar Guelleh.
Madaxda Afrika ayaa Arbacadii dhagax-dhig u sameeyay warshad cusub oo sifaysa shidaalka, taas oo ku kacaysa ku dhowaad $16 bilyan (€14 bilyan), lagana dhisayo xeebaha Kenya.
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii sheegtay inay “si rasmi ah u soo gabagabeysay” howlgalkii milatari ee ka dhanka ahaa kooxaha xagjirka ah ee Ciraaq, kadib markii ciidamadeeda ay ka baxeen saldhigga diyaaradaha ee Erbil, oo ku yaalla gobolka Kurdistan ee waqooyiga dalkaasi.
Diyaarad ay leedahay shirkadda flydubai oo ka duushay Dubai kuna sii jeeday Tel Aviv ayaa Arbacadii si degdeg ah ugu degtay Sacuudiga, kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay qolkii duuliyayaasha. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in mid ka mid ah duuliyayaashu uu mindi ku dhaawacay duuliyihii…
MOGADISHU, Somalia — The United Kingdom has expressed concern over renewed fighting in the Somali city of Baidoa and its potential impact on civilians, calling for an immediate de-escalation of tensions.
Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo iyo…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan…
Bulshada kunool deegaamada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta kujira doorashada xildhibaanada golaha deegaanka iyo golaha wakiilada…
Shaqaalihii markabka MT Eureka ayaa gelinkii hore ee maanta laga dejiyey degmada Bandar-beyla ee gobolka Karkaar,…
Xukuumadda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in 1-da bisha 12aad ee sanadkaan 2026 uu…
Ciidanka Ilaalada Badda ee Dowladda Puntland ayaa war rasmi ah ka soo saaray hawlgal lagu soo…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday xukunka 7 nin…
Ururka Qareennada Puntland ayaa si rasmi ah uga horyimid amar uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku…
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xulafadooda ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada istiraatiijiga ah ee Alamata, oo ka tirsan gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib maalmo ay dagaallo ka socdeen dhowr jiho oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga fallaagada.
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Axaddii kulan qarsoodi ah kula yeeshay magaalada Abu Dhabi madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, sida ay labada dowladood xaqiijiyeen Isniintii shalay.
Growing partnership with al-Qaeda affiliate in Somalia gives Yemeni rebels a foothold on both sides of the Gulf of Aden.
Puntland's Maritime Police Force (PMPF) says it has taken control of the tanker MTHonour after an operation against suspected pirates who had seized the vessel off the coast of Puntland.
The Somali federal government has deployed troops from the Gorgor special forces to the southwestern city of Baidoa to reinforce security following fighting and heightened tensions in parts of South West State.
Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa gacanta ku dhigay markabka MTHonour oo ay koox burcad ah…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor u daabushay magaalada Baydhabo, si loogu xoojiyo…
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ammaanka ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka…
Magaalada Garoowe waxaa la daahfuray wajiga koowaad ee mashruuca biyo-saarka ama nidaamka daad-bixinta biyaha roobka ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan…
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has presided over the graduation of the 12th batch of the Danab special forces at the Shahiid General Hassan Tuure Training Centre in Mogadishu.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi sare…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in colaadda ka soo cusboonaatay waqooyiga dalka ay ku fiday gobolka Canfarta,…
Booliiska Britain ayaa xiray shan nin oo lagu qabtay meel u dhow saldhigga ciidamada cirka ee RAF Fairford, kaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka, iyadoo looga shakisan yahay dambiyo la xiriira “argagixisanimo”.
Heavy fighting broke out early on Monday at several military bases belonging to Somalia’s federal government and the South West State administration in the city of Baidoa, in the Baay region.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axaddii ku eedeysay Ciidamada Cirka Sacuudiga inay duqeeyeen goob ganacsi oo ku dhow suuqa dhexe ee magaalada Taiz, iyadoo sheegtay in ugu yaraan toddobo qof lagu dilay, tobannaan kalena lagu dhaawacay.
Maamulka Koonfur Galbeed iyo garabka taageersan Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa guulo…
Weerarro culus ayaa subaxnimadii hore lagu qaaday qaar ka mid ah xeryaha ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Garowe, Somalia — Puntland’s State Minister for Information, Najiib Barkhadle Warsame, has said the regional administration has the right to consider its future, arguing that Somalia’s unity project has been used in ways that have harmed Puntland.
Mogadishu, Somalia — Former Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke has spoken about the country’s political situation, focusing on constitutional amendments, the conduct of elections in Somalia’s federal member states and the need for an agreement on federal elections.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley ayaa si rasmi ah xarigga…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Najiib Barkhadle Warsame, ayaa oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa…
Waalidiinta iyo ehelada dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku galay dalka Aljeeriya ayaa maanta dibax ay ku…
Some Arab media outlets have reported that a group of men from an Iraqi tribe helped free a commercial vessel that had been held by Somali pirates off the coast of Mudug region.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka,…
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa ku dhawaaqday inay xoojinayso hirgelinta Xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland, kaas oo dhigaya…
Inta la xaqiijiyey hal ruux ayaa ku geeriyoodey 2 kalena waa ku dhaawacmeen, mid ka mid…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa bayaan uu u diray…